Danjirihii hore ee Turkiga u fadhiyey Somalia oo xil cusub loo magacaabay

Dowladda Turkiga ayaa xil cusub u magacowday Olgan Bekar oo ahaa danjirihii dhowaan la bedelay ee u fadhiyey Somalia Ambassador  Olgan Bekar ayaa la sheegay in loo magacaabay Ergayga gaarka ah ee dowladda Turkiga u qaabilsan Wada-hadalada Dowlada federaalka iyo Maamulka Somaliland. Danjiraha Somalia u jooga dalka Turkiga, Ambassador Jaamac A. Maxamed ayaa xaqiijiyey magacaabidan. … Continue reading Danjirihii hore ee Turkiga u fadhiyey Somalia oo xil cusub loo magacaabay